Kalgacal.com

Hilibka dooliga oo loo iibinayo sida hilibka caadi ah dalka China
Booliska dalka China ayaa xabsiga dhigay dad tiradooda lagu qiyaasay 900 oo qof  oo looga shakiyey iney iibinaayeen hilibka dooliga. dadka ayaa looga  iibinayey hilibka dooliga sida inuu yahay hilibkaasi kan idahaha ama lo’da.

Hilibkan ayaa lagu duraa biyo iyo kiimikooyin saa’id ah si loo weyneyo culeyska hilibka dooliga,lafaha doorada ayaa lagu kordhiyaa curiyaha  hirgelinta arintaan.

Booliska waxey gacanta ku soo dhigeen 20,000 oo tan oo hilibka dooliga ah, iyadoo sedexdii bilood ee ugu dambeysay la xaliyey falal gaaraya 400 oo nuucan oo kale ah.

Madaxda China ayaa doonaya mustaqbalka iney wajahaan shirkado been abuur ah sida ay sheegtay wakaalada wararka ee China.

Wadankan ayaa caan ku noqday sanadihii ugu dambeeyey fadeexad cunooyinka ah, 2008 ayuu wadankan daadiyey cadad aad u balaaran oo caanaha budada ah oo fadeexad ay ka dhalatay,kadib markii la ogaaday in carruur badan ay caanahaas dartood laga helay xanuuno ku dhaca kelyaha,waxaana falkaasi u geeriyooday ilaa lix carruur ah.

Fardowsa Maxamed Cabdulle

fardowsatina@yahoo.com

Muran ka dhashay Hooyo lagu eedeeyay in ay iibsatey cunugeeda,
Waxaa si weyn ay u hadal hayaan

Warbaahinta Dalka India ayaa Dhacdo ka dhacday

Deegan ku yaalla Xadka India, kadib markii Hooyo

u dhalatay Dalkaasi ay Canugeeda ku iibsatay

Kharaj dhan 6$ Dollar oo lacagta Maraykanka ah. Hooyadda Canuga iibsatay ayaa waxaa magaceeda

lagu sheegay Agram, waxa ayna Canugeeda ka

iibsatay Muwaadin u dhashay Dalka Maraykanka

oo deegan ku ah Dalkaasi, sida ay daabaceen

Warbaahinta dalkaasi. Boliska Dalka India, ayaa ku guuleystay gacan ku

dhigida Haweeneyda lagu magacaabo Agram, oo

iyagu baahi u iibsatay Canugeeda hayeeshe Boliska

ayaa waxa ay wadaan baaritaano lagu

xaqiijinaayo aSababihii ka dambeeyay inay Agram,

iibsato Canugeeda. Agram, ayaa waxa ay horay u dhashay Saddax

Carruur ah, oo labo kamid ah ay iibsatay, halka

midka kalane ay u adeegsato shaqooyinka looga

baahan yahay Suuqa iyo Guriga iyo Weliba baadi

goobta waxa ay Qoyskaasi cuni lahaayen. Dalka India ayaa waxa uu Afafka hore kaga jira

dalalka ay hareereysay Gaajada isla markaana aan

laga qadarin qiimaha Carruurta iyada oo Xiliyada

qaar aad arkeyso Qoys dhameystiran oo la kala

iibsanaayo sababo la xiriirta Addoonsi iyo Faqri

baaxad weyn leh oo dalkaasi ka jira

Fannaaniinta da’yarta Soomaaliyeed oo ka qeyb qaadanaaya Qaran dumiska Somalia(Aqriso 10-Qodob oo Cadeenaya)
Waxaa muddooyinkaani Somalia kusoo biiray Fannaaniin yar yar, oo indha sarcaad ka heysta Qaranka Somalia, kuwaasoo u tafaxeydanaaya Burburinta Qaranka Somalia.

Fannaaniinta da’da yar oo waayihii dambe Fanka kala qabsaday meesha ugu dambeysa ayaa waxa ay isku badaleen kuwa u adeega Qabiilada ama reeraha ay ka soo jeedan, Iyagoona Ehel u noqday kuwa ka qeybqaada burburinta Qaranimo ee Somalia.

Rajadooda iyo Sumcadooda Fannaaniintaasi waxa ay kusoo biya shubatay inay qaadan Heeso sababi kara inay Somalia kala qeybqeybsamato, iyagoo noqday kuwa aan leheyn Mab’da isla markaana labis ka dhigta Calanka maamul Gobaleedyada qaadana heeso aad ka dheehan karto in Somalia ay sii kala qeybsameyso.

Waxa ay Dowlad ahaan u aqoon sadeen Maamul Gobaleedyadii Beesha caalamka u deerisay, Su’aal ma is weydiisay oo ma is dhahday Fannaaniinta da’da yar waxbaa ka qaldan.

1-Waxa ay la soo baxeen muuqaallo ka duwan kuwii aan uga baranay Fannaaniintii hore iyo kuwii dhexe ee Somalia.

2-Waxa ay la soo baxeen miciyo iyo Seefyo lagu kala jaro Qaranka Somalia, Malaha Mab’da iyo Aqoon Fanneed.

3-Waxa ay Ehel u noqdeen ‘’Fadeexo’’ mana aha kuwa ka xishooda kala qeybinta Dalka, marba waxa ay kor u qaadan ama lulaan Calanka reer hebel.

4-Xirfadooda iyo Sumcadooda waxa ay ku badasheen 100$, oo ay ku qaatan heeso ama lagu soo kireysto isla markaana sababi kara kala qeybinta Qaranka Somalia.

5-Malaha midib iyo meel loo raaca, aqoon uma laha dhibaatada loosoo maray Qaranka Somalia, balse waxa ay ku biya shubteen ‘’halagaa sheekeyo’’ iyo Fanaan hebel ayaa heesay.

6-Fanka waxa ay ka soo galeen dariishadda, maha kuwa aqoon buuxda u leh Shuruucda Fanka iyo habka mudnaansho.

7-Marba waxa ay xushmeeyaan Maamul gobaleedkii siiya Lacag yar, waxa ayna Jiritaanka Qaranka Somalia ku bedeshaan lacag aan laheyn wax nacfi ah.

8-Ma aha kuwa is weydiiyay Filimka ama Video-ga laga duubo saameynta uu yeelan karo, Nasiib daro, wax waliba waxaa u sabab ah aqoon la’aanta iyo iyaga oo ah kuwa Sumcad ka raadiya meel aan laga raadin.

9-Xirfad la’aan tooda iyo Sumcad daradooda waxaa Tusaale kaga filan ‘’Heesaha ay isku caynayaan ama isku aflagaadeynayaan oo ay hawada isku marinaayaan’’.

10-Ugu dambeyntii, waxaa Nasiib daro ku ah inay noqdeen kuwa Jirkooda qaawiya oo sumcad iyo Shacbiyad ku raadiya Qaawanaanshaha.

Si kastaba ha ahaatee, Waxaa nasiib daro ah in Fannaaniinta da’da yar ee dhawaan kusoo biiray Fanka ay Heesahooda sababi karaan hoos u dhac ku imaada Qaranka Somalia, waayoo Marba waxa ay fiirsadaan lacag yar ay ku amaanayaan Maamul gobaleedyada midibyada badan, iyadoo ay amaanta mudan tahay Dowladda Somalia.

NB. Waxaa iga waano ah in Fannaaniinta cusub ay kor yeelaan Qaranka Somalia, kana fogaadan Hees waliba ee lagu kor yeelaayo Maamul goboleed Reer hebel ay isku aruursadeen. Waxaa tahay Fannaan jecel inuu Sumcad iyo Shacbiyad ku dhex yeesha Fanka ee ka fogaaw dhaqamada aan lagu aqoon fannaaniintii hore.

W/Q. Weriye:- Anwar Bakhiit

Email:- wararka@live.se

CAJIIBKaluun cirka kasoo da’a sida roobkii & magaalo dhan oo looga dabaal dago maalinka uusoo da’ayo
Waligaa maku fikirtay in kaluun uu ka soo da’o samada sida roobkiii oo kale

Maadaama aan caadi ahaan u ognahay in kaluunka laga helo badaha iyo wabiyada

laakinse maanan arkin kaluun ka imaanaya samada sida roobkii oo kale.

Ma u maleyneysaa taaas iney tahay wax dhalanteed ah ama uu yahay wax dhab ah.

Filim kartoon ah waa wax lala yaabo

Hadaba aqristoo arintaan ayaa socota in ka badan sanado waxay ka mid tahay xaaladaha dabiiciga ah ee ka dhacda mar waliba aduunka culumada ayaa ku wareertay waxa eey ku fisiri lahaayeen arintaan

Waxayna ka dhacda magaalada Handoras ee ku taala Mareykanka ka dhexe Sanad waliba.

Qaasatan magaalada loo yaqaano “Depatmento de Yoro” ee halkaas ku taala arintaan ayaa dhacada bisha May iyo bisha Julay ee sanad waliba waxay arkaan iyadoo cirka daruur xirta kadibna gugacii iyo biriqdii kadibna 2 saac kadib waxay arkaayaan iyadoo dhulka dhan kaluun ku firaashan kadibna weykarsadaan weyna cunaan.

Kadib markey isku dayeen culumada iney ogadaan arintaan sirta ka danbeysa ama xaqiiqdeeda arintaan ayaa waxay u direen National Geographic ergo baarta arintaan si loo ogaado Kaluunkaan kasoo da’ayo samada kadib markey timaaddo Duufaantaan roobeed kadib waxay ogaadeen in Kaluun uu yahay mid isku wada mid ah Hal nooc ah Balse waxa kasiib yaab badneed ayaa eheyd in Kaluun kaani uusan daganeeyn Biyaha ama badaha ka agdhaw Magaaladan waxay ka yimaadeen Badweynta Atlanta.

Isla markaasna ey yihiin kuwa ku nool Biyaha macaan oo eysan ku nooleen Biyaha Cusbada ah

Waxaase lala yaabay sida eey kusoo gaareen magaalada maadaama eey badweyna atlanta eey ka fogtahay Magalaada 200 Kilo mitir.

Waxay sheegeen in kaluunkaan uu ka yimid Wabiyada meeshooda oogu hooseesa balse eey soo saareen duufaanada islamarkaasna soo gaarsiiyeen magaalada.

Sidaas darteed Dadka ku nool magaalada Handras ayaa Sanad waliba waqtigaan oo kale waxay u dabaal dagaan Maalintaan Iyagoo u baxsaday “Festival of the Rain of Fishes”

Wiil Soomaali oo lagu Eedeeyay in gabar yar oo 10 sano jir ah Dalka Denmark ku kufsaday!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)
Wiil Soomaali ah oo ku nool dalka Denmarka ayaa waxa la sheegay inay maxkamd ku taal dalkaasi ay xukun ku riday ka dib markii ay ku cadaatay inuu kufsaday gabar yar oo saqiir ah oo 10 sano jirtey.

Wiilkaan oo lagu magacaabo Axmed Cumar Moxamed oo 17 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inay maxkamad ku taala dalka Denmarka ay ku xukuntay xarig dhan 6 sano ka dib markii ay ku cadaatey inuu kufsaday gabar caruur ah oo 10 sano jir ah oo u dhalatay dalka Denmarka, Ninkaan Soomaaliga ah oo kufsiga ka geystay magaalda lagu magacaabo Herning gaar ahaana xaafada Gullestrup ee dalkaas Denmarka sanadkii 2011 ayaa waxaa uu gabadhaas ka helay goobaha ay caruurta ku ciyaaraan iyada iyo saaxiibteed oo 9 sano jir ahayd laakiin gabadhaas ayaa goobta ka baxsatey oo ka carartey halkaas iyadoona uu intaas ka dib uu ninkaas uu gabadhaas yar uu halkaas ku fara xumeeyey oo uuna ku kufsaday, Booliisk magaalada oo si deg deg ah ku soo gaarey goobtaas ayaa waxay soo qabteen ninkaas, Booliiska oo soo qabashada ninkaas ka hor sameeyey bariitaan iyo dabagal baaxad weyn leh islamarkaana ay warbixino ka heleen dad marqaatiyaal ah ayaa taasi waxay keentay in si dhaqso ah loo soo qabto ninkaan Soomaaliga ah oo ayna ku cadaatey inuu danbigaas uu geystay oo uu kufsaday gabadhaas yar ee saqiirta. Sidoo kale ayaa ninkaas Soomaaliga ah oo ay indhihiisu ilmada ka qubanayso waxaa uu maxkamada horteeda ka qirtay inuu galay dambigaas asagoona sheegay inuusan aqoon waxa ku kalifay islamarkaana sidoo kale uu diiday inuu si faahfaahsan uga waramo sida ay wax u dhaceen.

Kufsiga uu Wiilkaas Soomaaliga ah uu ka geystay magaaladaas oo in mudo ah ka abuurtey magaaladaas iyo agagaarkeed cabsi weyn oo soo wajahday dadka Soomaalida iyo waliba madowga kale ee ku nool magaaladaas ka dib markii dhalinyaro reer Denmark ah oo ka careysan waxa dhacay ay bar tilmaameedsanayeen dadka madow ayaa arintaas waxay qabowday ka dib markii gacanta lagu soo dhigay ninkaas Soomaliga ah ee kufsashada u geystay gabadhaas yar.

Wiilkaan oo horey loogu soo eedeeye inuu mar hore uu gabar 18 sano jir uu sidaas oo kale uu u kufsado ka dib markii uu mindi ula soo baxay ayaa sidoo kale arintaasna ay u cuskatay maxkamadu, qoyska dhalay gabadhaas yar ee la kufsaday ayaa waxay sheegeen inay u arkaan in xukun yar lagu xukumay ninkaas ayagoona sheegay inaysan ku qanacsanayn xukunkaas islamarkaana ay jeclaan lahaayeen in ninkaas lagu xukumo xabsi daa”in ama xukun waqt dheer ah lagu rido. Thomas Kristensen oo ah gabadhaas yar adeerkeed ayaa waxaa uu sheegay in wixii ka dambeeye kufsiga loo geystay gabadhaas yar uu isbadal weyn ku dhacay nolosheedii, islanamarkaana ay qaaday shook iyo inay soo wajahdo cabsi joogtro ah oo ayna ka baqdo inay kaligeed ay u baxdo banaanka ama ay ku soo dheesho dibada sidii caadada u ahaan jirtey intaan loo geysan kufsigaas.

Ugu dambeyntiina iyadoo ninkaas lagu xukumay xabsigaas ayaa sidoo kale waxay maxkamadu ay amartey in ninkaas markii uu xarigiisa soo dhamaysto laga musaafuriyo dalka Denmark, Laakiin garyaqaanka u doodaayey ninkaas Soomaaliga ah ayaa arintaas ka hor yimid asaoona sheegay inaan ninkaan loo celin karin magaalada Muqdisho maadaama ay tahay meel aan nabadeeda la isku haleyn karin.

Source:http://www.european-freedom-initiative.org/index.php/european-news/eu-news-denmark/488-qdenmark-somali-rapist-sentenced-victims-mother-thanks-danish-defence-league-

La Toya Jackson oo qiratay in reer aaqiraadka walaalkeed Michael jackson uu u gaarsanaaya.
La Toya jackson oo ah 56 jir la dhalatay Michael Jackson ayaa shaaca ka qaaday in ay dareensan tahay in ruuxda walaalkeed ay weli ku meereysaneyso gurigooda iyadoo habeenkii sheegtay iney dareento sida inuu guriga qoob ka cayaar ku dhex dheelaayo, waxey sheegtay iney arin lala yaabo tahay,waayo ayey tiri waxaad dareemeysaa wax aan waadax aheyn oo agagaarkaaga ama gadaashaada taagan waadna yaabeysaa.

Reer aaqiraaadka Michael jackson ayaa la sheegay inuu ugaarsi ku haayo LaToya waxey sheegtay u sheegtay wargeyska The Sun in ruuxda walaalkeed weli ku dhexwareegeysaneyso guriga hooyadeed Katherine,waxaaney sheegtay in Michael ruuxdiisa ay kor  ilaashaneyso ilmahiisa Prince,Paris iyo Blanket oo ku nool guriga ayeeyadood.

Waxeyna intaasi ku sii dartay hadii Michael uu doonaayo inuu wax uun ii sheego waan rabaa inaan ogaado ayey tiri.

Ma ahan qofkii ugu horeeyey ee dareema reer aaqiraadka Michael Jackson waxaa horey arintaan camal u sheegay nin waardiye ah ayaa sheegay inuu maqlay dhawaaqa ruuxda Michael Jackson.

Fardowsa Maxamed Cabdulle

Nijmegen,Netherland

Cumar Borkan Algala atoore u dhashay dalka Imaaratka oo dhawaan Saudi Arabia laga soo musaafuriyey oo quruxdiisu ay noqotay hadalheynta ugu badan
Cumar Borkan AlGala oo ah atoore,gabyaa iyo sawirqaade dhawaan asaga iyo rag kale oo la socday laga soo musaafuriyey dalka Saudi Arabia xilli ay ka qeybgalaayeen dabaaldeg ka dhacaayey magaalada Riyad ayaa lagu soo waramayaa in sababta musaafurintiisa ay xamaasad ka dhex abuurtay isagoo noqday hadalheynta ugu badan quruxdiisa.

Barta internetka ee dadku ku kulmaan ayaa aad looga doodayaa waxaana warbaahinta caalamku ay faahfaahi dheeraad ah ka bixinayaan hanaanka quruxdiisa iyo qaabkii looga soo eryey boqortooyada Saudiga,iyadoo kooxo wadaada ah u arkay ninka inuu leeyahay qurux xad dhaaf ah iyo daymo aad usoo jiidaneyso haweenka taas oo looga baqay in haween badan ay duufsan karto.

Gudiga anshaxa iyo ka hortaga macaasida iyo falalka xun xun ee Saudiga ayaa ku qasbay Cumar iyo raggii la socday iney ku soo laabtaan Abu Dubia iyagoo ka hortagaya in haween badan oo dabaaldega ka soo qeybgalaayey inuu soo jiito.

Cumar Borkan ayaa la sheegay inuu bogiisa facebookga ku soo qortay halku dhig ka hadlaaya quruxda asagoo yiri quruxda haweenka waa in laga arkaa indhaheeda,sababta oo ah taasi waa albaabka laga galo qalbigeeda halkaas oo ah meesha laga xukumo jaceylka.

warbaahinta qaarkood ayaa ciwaan uga dhigtay Omar ma yahay qof aad u quruxbadan,iyagoo aad ugu dheeraaday qaabdhismeedkiisa iyo indhihiisa soo jiidashada leh.

Fardowsa Maxamed Cabdulle

Nijmegen,Netherland

Marka ay igu soo dhacdo fikrada ah in qof aan aniga aheyn uu farxad ku siin karo dhulka ayaa ila wareego waxaana dareemaa inaan ku lumiyey oo kale.
Marka ay igu soo dhacdo fikrada ah in qof aan aniga aheyn uu farxad ku siin karo dhulka ayaa ila wareego waxaana dareemaa inaan ku lumiyey oo kale.

Si fudud ayaan u maseyraa taasina waxaa ugu wacan jaceylka xad dhaafka ah ee aan kuu qabo.wey fiican tahay inaad ogaato in qof uu niyada kugu haayo,kana welwelsan inuu ku waayo

Qof ku jecel ayaa kuu maseyra! Maseyrka yar waa caafimaad laakin hadii uu xad dhaafo waa sun ku dili karta ee ka fogow.

Haweenku markey maseyrku ka sheekeynaayaan waxyaabo badan oo la yaab kugu noqda ayaa dhagahaagu soo jiita ama aad isleedahay tolow maxey sidaas ula jeedaan,shaki kuma jirin in maseyrku yahay cudur maskaxda ku dhacay qalbigoo ku qalxa iyo caloosha oo ku hurtana sababa,haseyeeshee dadbaa u arka in maseyrku uu yahay loo baahan yahay qofka aanan kuu maseyreyna uusan ku jecleyn, haseyeeshee ma’ahan in la fududeysto.

Fikrada ah in haweenka ninkooda naag kale la wadaagto waxey ku ridaa dumarka kalsooni daro iyadoo laga yaabo iney markaasi bedesho dhaqankeedii hore lana soo baxdo xeelado cusub oo wejiyo badan leh.hadii ay shalay daacad kuu aheyd maanta waxaa macquul ah iney ka fekerto wixii iyada dan ugu jiro oo keliya waaba hadaaney furiin kaa dalbanine.

Maseyrka haweenka ku dhaca waa wejiyo badan yahay qeybo badan ayuuna u kala baxaa marka haweeneyda ninkeeda uu naag kale damco waa dareen dhiilo wata hadana  tartan dadban haweenka qaarkood waxey ku mashquulaan iney daryeel dheeri ah u muujiyaan ninkooda, sida iyadoo ku dadaasha cunadiisa,dhankiisa iyo waxwalba oo asaga ku saabsan iyadoo muujineysa iney tahay tan aadka ugu fiican ee ku haboon waxeyna ka duuleysa in qof aan ayada aheyn farxad siin karin.

Qaar baa ku mashquula keliya naftooda oo bilaaba 24 saac iney habeysnaato,wax ka bedesha habka lebiskeeda iyo muuqaalkeeda iyadoo isku muujineysa in loo arko in ay ka qurux badan tahay qofta kale ee hawada soo gashay.

Qaarbaa la yimaado xeelado dagaal ah oo nabadii oo dhan ka guurto holaca qalbigeeda ka shidana banaanka soo dhigta waxaana maseyrka nuucan ah haweenka xaafadaha u yaqaanaan BUDWEYNE. waxey qoftaasi dagaal ku kicisaa ninkeeda iyo naagta uu ka xaday qalbigiisaba,  maseyrka nuucan ahna wuxuu reebaa dhibaatooyin aad u waaweyn oo laga yaabo iney nafteeda iyo nafaha ku xeeran u geysan kara.

Rag iyo dumarba marka loo fiiriyo qofna kuma qanci karo wuxuu asaga shaqsi ahaan u leeyahay in lala wadaago,inkastoo ay jiraan rag jecel naago badsiga hadana adigu makula tahay gabar yahey hadii uu ninkaagu qanacsan yahay inuu wax kale raadin lahaa? ma isleedahay waad dabooshay baahiyaha ninkaagu uu qabo oo dhan?

W/Q Fardowsa Maxamed Cabdulle

fardowsatina@yahoo.com

GABAR SOOMAALIYEED KA SOO MUUQATAY BARNAAMIJKA “TAKE ME OUT EE TV-GA..
Gabar Soomaali ah oo nin doon ah ayaa waxaa la sheegay inay dhawaantaan ka soo muuqatey telefishinka dalka Holland halkaas oo ay tartan ugu jirtey sidii ay u hanan lahayd nin Hollandees ah oo ayna sheegtay inay caashaqday ninkaas.

Gabadhaan Soomaalida oo magaceeda lagu soo gaabiyey Nimco oo 18 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inay dhawaantaan ay ka soo muuqatey barnaamijka lagu magacaabo Take me out oo ah barnaamij ay iska soo xaadiriyaan dumar badan oo ay tiradoodu gaareyso ilaa iyo 30 kuwaas oo raadinaayo nin ay la tuntaan islamarkaana ay u baxaan fasax yar oo isla soo raaxaysasho iyo isbarasho ah, barnaamijka ayaa sidoo kale waxaa yimaada nin asaguna naag raadis ah iyadoona uu ugu dambeyn uu ninkaasi uu dumarkaas ka doorto midii uu ka helo oo ay isla tuman doonaan, Gabadhaan Soomaalida oo ka mid ahayd dumarkaas ayaa waxay meesha ka sheegtay inay caashaqday ninkii goobtaas soo xaadirey, waxay kale oo ay sheegtay inay ka heshay ninkaas korkiisa oo lahaa waxa loo yaqaan tatuuga ama sawirka ama qoraalada jirka lagu qorto, sidoo kale ayey waxay sheegtay gabadhaasi inuu yahay ninkaas nin jirkiisu dhisan yahay oo murqo fiican leh islamarkaana ay ka heshay dhoola cadyntiisa iyadoo walibana ka codsatey ninkaas inuu u ogolaado inay isku duubto oo ay habsiiso.

Ugu dambeyntiina iyadoo arintaan ay mid ku cusub dadka Soomaalida oo ay gabdhaha Soomaaliyeed ay yihiin badankooda kuwa ka xishooda waxyaabahaas oo kale ayaa arintaan waxay noqoneysaa dhaqan cusub oo ku soo badanaayo dadka Soomaaliyeed ee u soo qaxay wadamada dibada, dadka qaar ayaa waxay aaminsan yihiin in dhalinta Soomaalida ah aysan arintaas wax qalad ah ku lahayn oo ay la qabsadeen nolosha iyo dabeecada wadamada ay ku nool yihiin oo ay ku koreen islamarkaana aysan waxba ka aqoon dhaqanka iyo diinta ay leeyihiin dadka Soomaalida maadaama aysan waligood arkin.

KA DAAWO HALKAN

DAAWO Aamino Muuse Wehliye oo Barnaamij Ka Sameeysay Hab Dhaqanka Gabdhaha Soomaaliyeed Ee Ku Nool Magaalada London
Wariye Aamino Muuse Wehliye oo Barnaamij Ku Fadeexeysay Gabdhaha Soomaaliyeed ee Ku Barbaaray Qurbaha Qaasatan Magaalada London Ee Dalka UK

Sida Ay Sheegtay Aamino Muuse Waxay Ka Qayb Gashay Barnaamij Ay Soo Abaabuleen Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Gabdho u Badan Dhaana Ay Yihiin Soomaali Waxayna Sheegtay In dhaheeda Qabteen Wax Yaabo Laga Xumaado oo Ay Ku Aragtay Gabdhihii Xafladaasi Joogay

HALKAN KA DAAWO